Gaari siday siday Waxyaabaha qarxa ay ku jiraan jaakado iyo ragii la socday oo la qabtay

Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa duleedka Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qabtay gaari la sheegay in ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa oo isugu jiray jaakadaha qaraxyada loo adeegsado iyo sidoo kale qaraxyada baabuurta lagu xiro. Gaarigan oo la sheegay in uu ka yimid deegaanka Dhagaxyaale ee kuyaala duleedka magaalada Guriceel ayaa ciidamada milatariga gacanta ku dhigeen, waxaana … Continue reading Gaari siday siday Waxyaabaha qarxa ay ku jiraan jaakado iyo ragii la socday oo la qabtay